Daawo: Wareysi lala Yeeshay Maamulaha Danyar Daryeel Service Dr Ibrahim Ali Hassan

Waxaan Shaqo u tagay xarunta Danyar Daryeel Service ee ku taalo wadanka Jarmalka gaar ahaan magaaladda Franfort oo ah magaalo aad u weyn kuna nool yihiin Soomaali farabadan, Waxaan booqday xafiiska  Danyar Daryeel Service oo ah xarun caafimaad  oo Soomaalida ku nool qaaradda Yurub ee ah caafimaad raadiska allaa caafimaadka bixiyee oo ayu yimaadaan ineey isku daweeyaan.

Waxaan la Kulmay Maamulaha Guud ee Danyar daryeel Service Dr Ibrahim Ali Hassan oo ah shaqsi Soomaalinimada ku weyn tahay intii aan la joogayne ila kulansiiyay Soomaali caafimaad u timid wadanka Jarmalkaka oo ay qaarkood  Afrika uga yimaadeen ineey caafimaadkooda sida uu yahay  ku baaraan halkaan  waxaana  u fududeeyeen imaantakaa Xarunta danyar Daryeel Service.

Dr Ibrahim Ali Hassan waxaan ka wareystay Xaruntaan xiligii la furay iyo qaabka ay u shaqeeyaan intaana waxaan uga bogan kartaan Muuqalka Hoos yaalo.




danyar danyar 5 danyar 2 danyar 1

 

HALKAAN KA DAAWO

 

Sayid Ali Aseyr
Netherlanads
Caseyr120@gmail.com

 

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com