Ogeysiis ku socdo Soomaalida ku nool wadanka Holland iyo Munaasabad lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya iyo

Xafladdaan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Den Haag ee dalka Holland, Ayadoo loogu dabaaldaggi Doono soo dhaweynta madaxwynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Sidoo kale lagu sagootin doono Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xassan Shiekh Maxamuud.

dhanka kale waxaa maalintaa goobta yaalo sanduq dhaqaalo loogu aruurinaayo dadka abaaruhu saameeyn  fadlan ka qeyb qaado badadbaadinta danyarta Soomaaliyeed.

Sawirka Maanta

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com