Halkaan ka daawo sawiro iyo wareeysi vedio xaflada sanadguuradii 3aad ee He ada samafalka Alpha trust fadhigeeda yahay Magaalada London

 

 

Munaasabadaan balaaran oo kadhacaday Hotelka millennium  ee magalada London

  ayaa aheed sanadguuradii 3xaas kasoo wareegatay Asaaskii hee ada samafalka alpha trust fadhigeeda yahay Magaalada London iyadoo aya kasoo qeeybgaleen fanaaninta iyo bulshada  somaliyeed ku kala nool gobolda wadanka uk iyo wadamada yurub sida Sweden holand norwey

 Madashan ujeedkeeda ayaa ahaa in  la is xasuusiyo waxqabadkii hee ada alpha iyo in la isku dhiirigaliyo hoolhii ay soo waday sadaxdii sano lasoo dhaafay

 

Martidii kasoo qeeybgashay kulanka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay micrafoonka oo ay ka hadleen sida ay ula dhacsan yihiin alpha waxqabadkeeda waxaa ayna isku wada raaceen in loo hiiliyo Alpha trust aana lagu haleen maamulka qofkasto ka qeeyb qaato ugar gaarida dadka tabaleesan

Intii xaflada so cotay waxaa naloo shiday vedio ka hadalaayo waxqabdkii alpha trust aan dawanay in ay kadhiseen school wax lagu barto kasoo ay dhiseen magalada marka ee gobolka shabeelaha hoose waxaa kaloo daawanay in sanadkii hore fureen ceelal biyo dhaamin ka fureen gobolada waqoooyi 

Iyo indho fiiqis

Maxamed ismaacil oo ahaa ciyaariyahan somaliyeed martidi kasoo qeeybgashay ka mid ahaa oo ka  hadlay madasha  ayaa sheegay in hee ada u taagantahay walaal ka qaad walaalkale sii uma baahna alpha lacagta ay kaa qaadeen

 Dhinaca kale masuul katirsan jaliyada  north irland  ayaa gudoonsiiyay hee ada deeq lacageed gareeysa sadax kun lacagta istarliinka

DRS sacdiya cali  ka hadashay ayadana waxaa ay umahad celisay  waxaa ay tiri waxaa mahad gooni leh ilaah kasukoow dadkiina kasoo qeeybgalay kulankaan soo dhiibteen  £20 gini soo dhiibteen dadka waxaa ay leyihiin wax ma ah wax weey tartaa

Faisa iyo muna oo ah gabdho yar  yar school dhigta ayaa iyaguno aheeyeen gabdho ka damqadayduurafaha heesta walaalahooda Somalia kunool aye waxaa ay uistaageen in ay deeq soo uriiriyaan iyagoo u istaagy wadada dadka si u aruurshaan deeqlacageed

 

Gudoomiye daahir cali kulmiye ka hadlay waxqabdkiisa sandkii tagay

Waxaa dhignay dhagax halka dhagax dhigeeno waxaa ku dhimatay hooyo somaliyeed nin baa igu yiri waxaa halkaan ku dhimatay xaaskeeyga ifka ugu jeclaa isla halkii baa ka sameenay ceelal biyo dhaamin ah

 

Ugu danbeenbeentii munaasabadan ayaa waxaa lagu gudoonsiyay abaal marino shirkadihii ka qeeybqaatay samafalka iyo shaqsiyaadka  iyadoo tv univelsal oo lagudoonsiiyay  abaal marin qaali tv ayaa marlwaliba uheelan in ay ka qeeb qaataan caawinada dadkooda waxa u qaaday abukarmahdi iyo madaxa farsamada tv ga

Alpha trust ayaa sanadkaan gudihiisa aadi doonto gudaha dalka Somalia si ay usoo qabtaan hoolaha loo igmaday  gargaar usiyaan dadkeena abaraha ku habsaday  alpha ayaana ku tiirsaneen ama xariir la laheen hee adaha samafalka ee ajanabiga waa hee adii ugu horeesay Somali leedahay aana gacmo shi sheeye sugin  

W/D abdulkadir muktar diinaari London

ugaar ah banaadirtimes

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com