Sawirro: Koobka Jeneral Daa’uud oo lagu qaban doono Magalaada London xaafadda Streatham

Koobkaan Jen daa’uud ayaa waxaa lagu qabanooyaa sanadkii sadaxaad xaafada Staetham ee magaalada London, Koobkaan oo ay soo qaban qaabiyaan Abdulkadir Muhudiin Haji Dacar, Abuukar ali Jim’ale Mahad Taagow,

Dacar oo ka mid ah qabanqabiyayaasha koobkaan ayaan waxaan wax ka weydiinay koobkaan iyo xiliga la billaabay qabashadiisa waxuuna yiri sida tan.

” Mahadsanid walaal koobkaan Jen Daa’uud waxaan qabooynaa sanadkii sadaxaad waxaana ka soo qeybgalaan wadamada diriska nala ah koobkaan waxaan ugu tala galnay in dhalinyarada ku nool Uk ineey isku wareystaan Isboortigane waa halka kaliya ee aan dhalaankeena ku ilaalsan karno”

Koobkaan ayaa waxaa laqan doonaa 7 da bishaan hadaba  kasoo qeybgalkiinu waa muhiim

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com