7qof ayaa ku dhimatay London 50 qof dhawac kadib markii xalay werar lagu qaaday London Bridge

Werarkaan oo dhacay abarihii 11:30 xiliga uk ayaa gaari kuwa looyaqaan van ee bus ka yar kasoo si xooli kusocday xaaware 50 mils hours waxaa Uu jiiray dad Maraya wadada

“mr Richard oo Ahaa goobjoge indhihiisa ku arkay ayaa sheegay waxaa arkay gaari xoog ku socday waxaa uu jiiray dadkii  meesha ay maraan dadweynaha dadkii wada qeeliyay sadax nin kasoo baxday waxaa ay ku carareen suuqa dadki  wada qeeliyay waxaa argnay iyagoo mindi wata  glaen suuqa balse 7 mint kadib police markiiba imaaday xabado riday anagana meel Nala geyay ”

Werarkaan waxaa looga shakisanaa sadaxda qof balse police ay toogasho ku dileen burcadii werarka soo qaaday

dadkii wadada marayay ayaa si nabad loo bad baadshay dhawacyadii loo qaaday isbitalada

resal wasaraha dalkan uk Mrs tresa may ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin werarda argagixisada solaab laabtay waxaa ay sheegtay in tani nagu filantahy dadka dhibta dalkeena kuwada falalka araggixiso maanta magalada ayaa xeran wali baritaan ayee wadaaan police

waa markii sadaaxd falal Araga gixiso ka dhacaan mudo sadax bilood gudahood werarkii ugu danbeeyay ayaa Ahaa mid ka dhacay Manchester asbuuci lasoo dhaafay

wixii warar soo kordha waa Niila soo socod siin doonaa

xafiiska wararka London

abdulkadir muktar

 

 

 

Sawirka Maanta

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com