London 1 QOF KU DHINTAY 8ku dhawacantay weerar arga gixiso loogeystay dad muslimiin Salaada tarawiix kasoo baxay

Sida ay xaqiijiyeen waaxda cafimaadka in Hal qof dhintay halka dhaawaca Uu garaayo in kabadan 8deed qaarkood ay  yihiin dhaawac daran

weerarkaan araga gixso oo loo geeystay dad muslimiin kasoo baxay salaada tarawiixda saqdii dhexe xalay  abaarihii 12:30 ayaa waxaa Uu ka dhacay waqooyiga London  finsbury park

ayaa waxaa jiray gaari ku wa xamuulka  looyaqaano van werarkan dadkii ku wax yeloobay waxaa kujiray dad somali iyo dad naafo iyo hooyo somaliyeed dad goob jogayaal waxaa ay shegeen in gaariga ay saarnaayen Sadax qof ay kasoo galeen meel one way ah kadibna ay Uu jiiray dadkii wadada maraye goobjooge oo uwaramay warbahinta ay qabteen mid kamid ah qolyihii werarka geeystay

resalwasaraha uk tresa may wali qaban. Shir jaraaid Ana ka hadlin arintaan inkastoo ay ku tilmaamtay arin argagixiso

waa markii sadaxaad  werar loogeysto London

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com