DEG DEG: Madaxweyne xaaf oo caasimad KMG ah u sameeyay maamulka galmudug

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “ Xaaf “ ayaa Magaalada Cadaado u Magacaabay Caasimada KMG ee Maamulka Galmudug.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne xaaf oo ku taariikheysan 18-ka bisha june ayaa lagu sheegay in cadaado ay sii ahaaneyso caasimadda KMG ah ee maamulka galmudug inta looga guuraayo caasimadda rasmiga ah.

Madaxweyne xaaf ayaa sidoo kale dowladda federaalka iyo beesha caalamka ka codsaday in ay kala shaqeeyaan horumarinta galmudug.

Halkaan hoose ka aqriso wareegtada

 

Sawirka Maanta

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com