Heestii MALAG Laxankii Xuseen Shire Ciyaar Jecel 2017

Illa wadaaga hees aad u murti badan oo soo baxday bishaan luulyo 2017, miraha heeskaan oo aad looga soo shaqeeyay oo aayna adagtay humaaga heesta qofkasta in uu fahmo ayaan jecleysanay in aan la wadaagno bulshadeena si aay uga faaideystaan murtida heeskaan, sidoo kalena fikirkooda ku aaddan heestaan MALAG aay kusoo bandhigaan comments-ka hoose.
Haddii aan laba eray kaaga sii hor dhoco heestaan murtiyeeysan.

Ruuxba sibuu samaantiyo
Uyaqaan sinaantee
Sifa kale ha raadinee
Ku tix-geli siduu yahay
Waa erayadii abwaanka qiimaha badan Abwaan Daljir
Laxankii Fanaanka weynaa Alfanaan Xuseen Shire
Codka sidaa kuu galinaya dareenka waa alfanaan Yaxye Fantastik  oo sanadahaanba la loolin waayay.

Video-ga aad ka looga soo shaqeeyay waxaa ku fara yareystay Fantastik Studio Holland

Sawirka Maanta

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com