Hees Cusub Sahansho iyo Codkii Lipna Lopez “New Artist”

Hees Cusub oo kala kacsan oo soo baxday bishaan waxaa codkeeda halaasiga ah nagu soo gaadhsiineeyso fanaanaddeena cusub Lipna Lopez, waxaa erayada curiyay Abwaan Cali Abuukar Raage, Laxankii Yuusuf Jeego, Music-gii Mustaf Karaama, Cameraddaa Iyo farshaxaankaa quruxda badan waxaa ku farayaraystay Fantastik Studio Holland, Soo saariddii Ahmed Noor, isku duba-ridkii Waayaha Cusub.

Daawasho wacan!

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com