shir loogu talagay ka hortaga xagjirnimada kana soo qeeyb galeen beesha caalamka oo muqdisho kadhacay

Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay shirka ka hortaga rabshadaha ku salaysan xagjirnimada, kaasoo qayb ka ahaa shirkii arimaha amniga Soomaaliya ee bartamihii sanadkan lagu qabtay magaalada tan London.
Shirka waxa si wadajira u gudoominayay ra’isul wasaare kuxigeenka Soomaaliya, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, iyo danjiraha Sweden.
Shirka waxa kaloo joogay wasiiro heer federaal iyo heer maamul goboleed ah iyo safiirada dalalka caalamka u fadhiya Muqdisho.
waiirka warfaainta ayaa sheegay wax lagu sheegi karo xagjir
waxa uu shegay xagjir waxaa aha cid alal cidii iska s=dhigta ka duwan hab dhaqanka iyo sharecda islaamka
balse wali beesha caalamka wali go aan kuma gaarin wax laga qaadn karo xagjirnimada
dhinaca kale beesha calamka kasoo qeeyb galay shegeen in loo bahan yahy amniga la iska kaashado
waxaa kulan kaan looga hadlay armahii aminga ee london lagu qabtay wixii kasoo baxay wasiirka waxaa uu sheegay in aminaga magaalada muqdisho ay aad usoo wanaagsananeeso

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com