Akhriso: Isku aadka Ciyaaraha Kubadda Cagta Maamul goboleed-yada dalka oo lasoo saaray

Waxaa goordhaw lasoo saaray isku aadka ciyaaraha kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka oo lagu qaban doono magaalada muqdisho.

Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho.

Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix Maamul Goboleed oo la isugu aadiyay Sidan

Group A:

Banaadir, Galmudug iyo Jubaland.

Group B:

Puntland, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.

Puntland oo sanadkii hore ku guuleystay tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa gashay Group ay malaha dhib badan kala kulmi doonin.

Tartanka ayaa furmi doona Jimaha soo socota oo ay bisha ku beegan tahay 8-da December waxaana lagu furi doonaa Banaadir iyo Jubaland.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com