Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo garoowe kula kulmay Wiil yar oo 8-dii Feb Fariin culus u diray Gen gabre

Ugu dambeyn Mustaf C/raxmaan ayaa la kulmay madaxweyne Farmaajo Waxaana mustaf yare uu kalimad qayim ah u jeediyay madaxweynaha Markii la doortay 8-dii February isagoo xili habeen ah ka qeyb galay banaanbax ka dhacayay Barxadda garoowe.

Madaxweyne Farmaajo ayaa hooyga uu ka daganyahay Magaalada Garoowe ku qaabilay Mustaf yare iyo Qooyskiisa .

Mustaf yare habeenkaas waxa uu fariin dareen leh u diray gen Gabre waxaana uu meel fagaaro ah ka yiri gabre Maantuu gabalkaada dhacay tiina waa rumowday oo markii farmaajo la doortay gabre dalka waa laga saaray.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka Fariintii 8-dii Feb uu wiilkaan usoo diray Madaxweyne Farmajo

 

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com