Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee Gobollada dalka oo lagu daray Magaallooyinka Caabud-waaq iyo Guriceel

Madaxtooyada Soomalia ayaa hadda Xaqiijisay in socdaalka madaxweyne Farmaajo ku maraayo gobollada dalka lagu kordhiyay Magaallooyinka Caabud-waaq iyo Guriceel oo aan horay ugu jirin qorshaha socdaal ee madaxweyne farmaajo.

Socdaalka madaxweynaha uu hadda ku maraayo deegaannada puntland waxaa xigi doona socdaal uu ku tagi doono deegaannada galmudug oo ay ugu horeyso dhuusamareeb.

Magaallooyinka caabud-waaq iyo Guriceel kuma jirin qorshaha socdaalka madaxweynaha balse hadda ayaa dib looga daray .

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com