Guddoomiye ku xigeenka dagmada hiliwaa oo ka bad baaday qarax gaarigiisa lala beegsaday

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayan qarax xooggan oo ka dhacay dagmada hiliwaa ee gobolka banaadir.

Qaraxa waxa uu ahaay miino nooca dhulka lagu aaso waxaana lala beegsaday guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka maamulka dagamda hiliwaa abshir kaaraan.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa ka bad baaday qaraxa mana jirto qasaaro ka dhashay waxaana qaraxa uu dhacay marka uu wadada gudbay gaariga uu la socday guddoomiye ku xigeenka.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com