Qarax xooggan oo goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax xooggan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada muqdisho.

Qaraxa waxaa uu ka dhacay qeybo kamid ah dagmada huriwaa ee gobolka banaadir.

Jugta qaraxa ayaa inta badan laga maqlay magaalada muqdisho.

Waa qaraxii labaad oo saakay ka dhacay muqdisho qaraxii koowaad waxa uu saakay barqadii ka dhacay xaafadda taleex ee dagmada hodan waxaana lagu soo rakibay gaari nooca raaxada ah oo ay wateen laba ruux labadooduna dhaawac ayaa soo gaaray.

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com