Ra’isul wasaare kheyre oo Booqasho ku tagi doona Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka shabeellada hoose

Ra’isul wasaaraha xukuumadda soomalia ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago magaalada marka ee Xarunta gobolka shabeellada hoose.

Xog hoose oo aan ka helay safarka ra’isul wasaare kheyre ee marka ayaa sheegeysa in maalmaha soo socda uu mudane kheyre tagi doono marka.

Ammaanka magaalada marka ayaa aad loo sugaya maalmaha soo socda iyadoo ay xusid mudantahay in marko ay dhowr jeer gudaha usoo galeen dagaallamayaasha alshabaab

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com