Author Archives: admin11

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhowaan hakisay lacagihii ay siin jirtay bil walba Maamul goboleedyada ka jira dalka.

  Qoondada lacag bileedka la siiyo Maamul goboleedyada ayaa gaareysay $150,000 (Boqol iyo konton kun oo dollar), waxaana lacagtan ay toos ugu dhaceysay jeebka Madaxda maamul goboleedyada. Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowaan ku soo rogtay in Maamul goboleedyada inay keenaan xisaab xirka lacagihii horay loo siiyay, kaddib markii ay su’aal badan ka timid qaabka lacagahaas lagu maareeyay. Sidoo kale ...

Read More »

ciidamada xooga dalka ayaa hoolgal amni ka fuliyay buurhakaba

Maamulka Degmada Buur-hakaba ee Gobalka Baay ayaa faahfaahin ka bixiyay howgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay  deegaano hoos yimaada Degmada. Guddoomiyaha Degmada Buur-hakaba Maxamed Nuur Ibraahim oo gordhow la hadley Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid looga hortagayay dhagaraha ay maleegayaan maleeshiyaadka Al-Shabaab, isla markaana lagu xoojinayo Nabadgelyada Degmada. “Howlgalka waxaa laga fuliyay meel degmada u ...

Read More »

wadanka sudaan oo laga qaday cunuqabateeyn dhaaqale 20 sano kadib

Dowlada Mareykanka ayaa si rasmi ah u shaacisay  in ay ka qaadayso cunoqabatayn dhaqaale oo ay ku soo rogtay dalka Sudan sanadkii 1997dii. Ka qaadista cunoqabataynta ayay dowlada Mareykanka ku tilmaantay inay ka dhalatay kadib markii ay dowlada Sudan qaaday tallaabooyin ay wax uga qabanayso dhibaatooyinka iyo colaadaha ka jira qeybo ka mid ah dalkeeda ayna kala shaqeysay dowlada Maraykanka ...

Read More »

shir loogu talagay ka hortaga xagjirnimada kana soo qeeyb galeen beesha caalamka oo muqdisho kadhacay

Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay shirka ka hortaga rabshadaha ku salaysan xagjirnimada, kaasoo qayb ka ahaa shirkii arimaha amniga Soomaaliya ee bartamihii sanadkan lagu qabtay magaalada tan London. Shirka waxa si wadajira u gudoominayay ra’isul wasaare kuxigeenka Soomaaliya, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, iyo danjiraha Sweden. Shirka waxa kaloo joogay wasiiro heer federaal ...

Read More »

Abaarlmarinta Nabada oo sanadkan ay ku guuleysteen koox u ololeysa ciribtirka hubka Niyukliyerka

Abaalmarinta nabadda ee Nobel-ka ayaa la guddoonsiiyay sanadkan koox u ololeysa in la cirib tiro hubka nuyuukleerka oo lagu magacaabo Ican. Guddoomiyaha Guddiga Abaalmarinta Nobel haweenayda lagu magacaabo Berit Reiss-Andersen ayaa sheegtay in kooxdan ay abaalmarinta ku muteysteen dadaalkooda ay ku doonayaan in lagu hirgaliyo heshiisyo iyo sharciyo adduunka oo dhan looga tirtirayo hubka Nuyuurleerka. “Waxaan ku noolnahay duni halista ...

Read More »

Boqorka sacuudiga boqor salmaan ayaa booqashadii ugu horeesay booqday dalka ruusha maxay tahay booqashada boqorka sacuudiga

  Wararka qaar waxay sheegayaan in ay wada saxiixan doonaan heshiis dhanka hubka oo ku kacaya dhaqaale gaaraya $3 bilyan oo dollar. Sidoo kale, heshiis dhanka tamarta ah oo lagu maal gelinayo $1 bilyan oo dollar ayey wada saxiixan doonaan madaxda labada dal. Boqorka ayaa sheegay in labada dal ee soo saara shidaalka ugu badan caalamka ay sii wadi doonaan ...

Read More »

sacuudiga lagu edeeyay in ay tageerto kooxaha xagjirka sida Isis halkaan ka akhriso

Warbixin ay soo saartay hay’ad samaysa daraasaadka ayaa Sacuudi Carabiya ku eedeysay inay tahay meesha ugu weyn ee ay ka soo baxaan Islaamiyiinta xagjirka ah ee Britain. Warbixintan xambaarsan eedeyntan culus ee ay sameysay hay’adda the Henry Jackson Society ayaa ku soo beegmaysa xilli wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar laga filayo inuu gudbiyo jawaabta dalkiisa ee ku aaddan dalabkii Sucuudiga ...

Read More »

7qof ayaa ku dhimatay London 50 qof dhawac kadib markii xalay werar lagu qaaday London Bridge

Werarkaan oo dhacay abarihii 11:30 xiliga uk ayaa gaari kuwa looyaqaan van ee bus ka yar kasoo si xooli kusocday xaaware 50 mils hours waxaa Uu jiiray dad Maraya wadada “mr Richard oo Ahaa goobjoge indhihiisa ku arkay ayaa sheegay waxaa arkay gaari xoog ku socday waxaa uu jiiray dadkii  meesha ay maraan dadweynaha dadkii wada qeeliyay sadax nin kasoo baxday ...

Read More »

maxaa kasoo baxay shirkii London 11 May 2017 QM maxay balan qaaday halkan ka aqriso Daawo sawirada shirka

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay, madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ra’iisul wasaaraha Britain Theresa May, xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres, madaxda qaar ka mid ah dalalka deriska, iyo wakiilada dalal kale iyo urur caalami ah. Shirka waxaa daah furay reseal wasaraha dalka uk miss tresa may oo sheegatay in  Somalia ciidamo dheeraad udirtay si xasilooni ugu soo dabalaan ...

Read More »
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com