arimaha bulshada

Hees Cusub Sahansho iyo Codkii Lipna Lopez “New Artist”

Hees Cusub oo kala kacsan oo soo baxday bishaan waxaa codkeeda halaasiga ah nagu soo gaadhsiineeyso fanaanaddeena cusub Lipna Lopez, waxaa erayada curiyay Abwaan Cali Abuukar Raage, Laxankii Yuusuf Jeego, Music-gii Mustaf Karaama, Cameraddaa Iyo farshaxaankaa quruxda badan waxaa ku farayaraystay Fantastik Studio Holland, Soo saariddii Ahmed Noor, isku duba-ridkii Waayaha Cusub. Daawasho wacan!

Read More »

Heestii MALAG Laxankii Xuseen Shire Ciyaar Jecel 2017

Illa wadaaga hees aad u murti badan oo soo baxday bishaan luulyo 2017, miraha heeskaan oo aad looga soo shaqeeyay oo aayna adagtay humaaga heesta qofkasta in uu fahmo ayaan jecleysanay in aan la wadaagno bulshadeena si aay uga faaideystaan murtida heeskaan, sidoo kalena fikirkooda ku aaddan heestaan MALAG aay kusoo bandhigaan comments-ka hoose. Haddii aan laba eray kaaga sii ...

Read More »

Akhriso: Waa maxay cudurka macaanka ama sonkorowga (Diabetes Mellitus)?

  CUDURADA MACAANKA IYO DHIIG-KARKA.   Hordhac Kani waa buug kooban oo si nidaamsan uga hadlaya cudurada macaanka ama sonkoroowga iyo cudurka dhiig-karka, waa mid aan ugu tala galay iney ka faa,iideystaan dhamaan umada soomaaliyeed meel weliba ay dunida ka joogaan, waxaa soo kordhay cuduradaan mudooyinkaan dambe taas oo mushkilad ku noqotay dad badan oo soomaali ah taasina waa baahi ...

Read More »

7qof ayaa ku dhimatay London 50 qof dhawac kadib markii xalay werar lagu qaaday London Bridge

Werarkaan oo dhacay abarihii 11:30 xiliga uk ayaa gaari kuwa looyaqaan van ee bus ka yar kasoo si xooli kusocday xaaware 50 mils hours waxaa Uu jiiray dad Maraya wadada “mr Richard oo Ahaa goobjoge indhihiisa ku arkay ayaa sheegay waxaa arkay gaari xoog ku socday waxaa uu jiiray dadkii  meesha ay maraan dadweynaha dadkii wada qeeliyay sadax nin kasoo baxday ...

Read More »

Sawirka Maanta

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com