Cayaaraha

Halkaan ka daawo sawiro iyo wareeysi vedio xaflada sanadguuradii 3aad ee He ada samafalka Alpha trust fadhigeeda yahay Magaalada London

    Munaasabadaan balaaran oo kadhacaday Hotelka millennium  ee magalada London   ayaa aheed sanadguuradii 3xaas kasoo wareegatay Asaaskii hee ada samafalka alpha trust fadhigeeda yahay Magaalada London iyadoo aya kasoo qeeybgaleen fanaaninta iyo bulshada  somaliyeed ku kala nool gobolda wadanka uk iyo wadamada yurub sida Sweden holand norwey  Madashan ujeedkeeda ayaa ahaa in  la is xasuusiyo waxqabadkii hee ada alpha ...

Read More »

Isku aadka wareegga 32-ka kooxood ee Europa League oo la sameeyey… (Yey ku aadday Man United?)

Isku aadka oo dhamaystiran: PAOK vs Schalke Hapoel Beer Sheva vs Besiktas AZ Alkmaar vs Lyon Borussia Monchengladbac h vs Fiorentina Krasnodar vs Fenerbahce Rostov vs Sparta Prague Gent vs TOTTENHAM HOTSPUR Olympiacos vs Osmanlıspor Celta Vigo vs Shakhtar Donetsk Ludogorets vs Copenhagen Villarreal vs Roma MANCHESTER UNITED vs Saint-Etienne Astra Giurgiu vs Genk Anderlecht vs Zenit Legia Warsaw vs ...

Read More »

DEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League oo la sameeyay

Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League oo la sameeyay labad kulan ugu adga waa Bayern Munich v Arsenal iyo Paris Saint-Germain v Barcelona hoose ka fiirso asgoo dhameestiran Manchester City v Monaco Real Madrid v Napoli Benfica v Borussia Dortmund Bayern Munich v Arsenal Porto v Juventus Bayer Leverkusen v Atletico Madrid Paris Saint-Germain v Barcelona Sevilla v Leicester ...

Read More »

Sawirro saxafiyiin ku kulmay London doortay guddi farsamo 5 xubnood Maxay yihiin aqriso ujeedka

        Kulan kaan oo ahaa mid wadatashi ay yeesheen saxafiyiinta Soomaliyeed ku dhaqan magalada london ayaa waxaa kasoo qeeybgalay qaar kamid ah wariyaasha ka hoolgala tvyada websityada kuwasoo ka hool gala magalada london ee uk waxaa kulanka soo qaban qaabiyay dhalinyaro wariyaal ah isku soo xilqaantay in ay isku kenaan wariyaasha hadafkoodu ahaa in la helo dalad mideen ...

Read More »

Halkan ka daawo sawiro kulan ay yeesheen jaaliyada beesha celi cumar London uk

Kulankaan oo si heer sare  looso agaasimay i sgu yimaadeen waxgarad cuqaal saladiin odoyaal haween dhalinyaro iyo Resal wasarihii hore DKG Somalia prof:nuur xasan xuseen {nuur cade} kasoo ka dhacay koonfurta London ee dalka inigiriiska Madashan ujeedkeeda ahaa is wareesi beesha dhexdeeda ah Waxaa ay iska wareesteen qaabkii leesku caawilaha beesha dhexdeeda iasagana warqabi lahaayeen lana sameeyo sanduuq beesha leedahy ...

Read More »

HABEENKII ALPHA TRUST MANCHESTER WAXQABADKOODI

OGAYSIIS WAXAA DHAMAAN LA OGAYSIINAYAA DADWAYNAHA SOMALIYEED KULANN LOOGU MAGAC DARAY HABEENKI ALPHA TRUST KU DHAQAN MAGALADA MANCHESTER IN LAQBAN DOONO KULAN  LAGU SOO BADHIGAAYO WAX QABADKII ALPHA TRUST OO KAALMOYIN  BADAN UQABATY DADYOOGA SOMALIYEED SIDA TII UGU DANBEEDAY GURAMADKII AY UFIDIYEEN WALALAHA KU DHAQAN GOBOLADA WAQOOYI EE CARIGA  MAAMULKA SOMALILAND HADABA KULANKAAN OO KADHICI DOONA  MAGAALADA MANCHESTRE AYAA WAXA ...

Read More »

Madaxda Ugu Sareysa Qaranka Oo Sagootin Iyo Dhiirigalin U Sameeyay Ciyaartoyda Qaranka U Matali Doonta Ciyaaraha Olimbakada Aduunka ee RIO 2016.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeyb-galeysa tartanka Olimbikada adduunka ee RIO 2016 oo lagu qaban doono dalka Brazil maalmaha soo socda. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiira-geliyey islamarkaana guddoonsiiyey Calankeenna Soomaaliya ciyaariyahanada Maxamed Daa’uud Maxamed iyo Maryam Nuux ...

Read More »

Hambalyo aroos

WAXAa halkaan hambalyo aroos  ugu direena hadaa nahay Bahda warbaahinta qaranigan banaadirtimes shaqaalaheed tahiniyad aroos udirayaa aroos iyo aroosada Dahir Xasan awale (daahir xiis) iyo marwadiisa cadar osman bidaar  oo arooskooda ka dhacay magaalada London ee dalka ingiriiska 25/72016 waxaa kaloo tahniyad midaan lamid diraaya Craxmaan Daacad shaafici nasiibkaaga tijaabi muscab Mahamed Amiin Abdiweli Garyare gudoomiyha Hayaan media center Europe ...

Read More »

Magaalada Kismaayo oo laga Furay Xarun loogu tala galay in lagu dhaqan celiyo Shabaabka isa soo dhiiba

Xaruntaan oo ay maanta si wadajir ah u dhagax dhigeen Guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cabdullaahi Cali Goonni iyo Agaasimaha Waaxda Dhaqan Celinta maleeshiyaadka ee wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya Maalig Cabdalla ayaa waxaa lagu dhaqan celin doonaa maleeshiyaadka Al-shabaab kuwooda isa soo dhiiba.   Xarunta waxay ku taalaa xeradii hore ee  Mariiniska ee ciidamada Badda Soomaaliya ee magaalada Kissmaayo iyadoo ...

Read More »

Sawirka Maanta

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com