Muuqaalo

Halkaan ka daawo sawiro iyo wareeysi vedio xaflada sanadguuradii 3aad ee He ada samafalka Alpha trust fadhigeeda yahay Magaalada London

    Munaasabadaan balaaran oo kadhacaday Hotelka millennium  ee magalada London   ayaa aheed sanadguuradii 3xaas kasoo wareegatay Asaaskii hee ada samafalka alpha trust fadhigeeda yahay Magaalada London iyadoo aya kasoo qeeybgaleen fanaaninta iyo bulshada  somaliyeed ku kala nool gobolda wadanka uk iyo wadamada yurub sida Sweden holand norwey  Madashan ujeedkeeda ayaa ahaa in  la is xasuusiyo waxqabadkii hee ada alpha ...

Read More »

Wariye Loo Xiray Muuqaal Ay Soo Dhigtay Baraha Bulshada.

Saxafiyad Joy Biira oo ka tirsan war aqriyayaasha telefishinka ugu afka dheer dalka Kenya ee la yiraahdo KTN  ayaa in ka badan  maalin iyo habeen ku qaadanaysa xabsi ku yaalla galbeedka dalka Uganda iyadoona xabsigaas ku muteysatay muuqaal yar oo ay ka duubtay dagaal ku dhex maray maleeshiyo beeleed iyo ciidamda booliska tuulo ka mid ah Kasese oo ah magaaladda ay kasoo ...

Read More »

Sawirro saxafiyiin ku kulmay London doortay guddi farsamo 5 xubnood Maxay yihiin aqriso ujeedka

        Kulan kaan oo ahaa mid wadatashi ay yeesheen saxafiyiinta Soomaliyeed ku dhaqan magalada london ayaa waxaa kasoo qeeybgalay qaar kamid ah wariyaasha ka hoolgala tvyada websityada kuwasoo ka hool gala magalada london ee uk waxaa kulanka soo qaban qaabiyay dhalinyaro wariyaal ah isku soo xilqaantay in ay isku kenaan wariyaasha hadafkoodu ahaa in la helo dalad mideen ...

Read More »

Sawirka Maanta

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com